Secondary Pro waa platform waxbarasho oo loogu talagalay ardayda Secondary. Waxaad ka helaysaa E-Books dhiirigelin ah, tartamo Form One ilaa Form Four ah, leaderboard, ranking, certificates, iyo affiliate system aad ku kasban karto $0.50.
Buugaag dhiirigelin iyo horumarineed oo tayo leh.
Tartamo form 1 ilaa form 4 heer kasta u gaar ah.
Kasbo $0.50 qof kasta oo link-gaaga paid noqda.
Hel certificate iyo ranking markaad guuleysato.
Buugaagtan waxay ardayga ka caawinayaan motivation, time management, fahamka casharrada, imtixaanka, iyo akhlaaqda.
Buug ka hadlaya sida ardaygu u noqdo mid guulaysta, leh hadaf, nidaam iyo dadaal joogto ah.
Buug ardayga baraya sida waqtiga loo qorsheeyo, loo ilaaliyo, loogana badbaado waqtiga lumiska.
Buug xoogga saaraya kalsooni, fikir wanaagsan, cabsi jabin, iyo dhiirigelin gudaha ah.
Buug ardayga baraya sida loo akhriyo, loo fahmo, loo qoro notes, loona xafido casharrada.
Arday kasta wuxuu ka qayb gali karaa tartamada heerkiisa oo keliya.
Arday kasta wuxuu helayaa referral link gaar ah.
Markaad iska diiwaangeliso Secondary Pro, system-ku wuxuu kuu sameynayaa referral code iyo link kuu gaar ah.
La wadaag link-gaaga saaxiibadaada, school-kaaga, WhatsApp, Facebook, ama TikTok.
Marka user-ka aad keentay uu noqdo paid member, commission-kaaga ayaa kuu muuqanaya dashboard-ka.
Tartamada Secondary Pro waxay leeyihiin score automatic ah, percentage, ranking, leaderboard, top students, medals, iyo certificates.
Form One
Form Two
Form Three
Ardayda Ku Biiray
Premium E-Books
Form Competitions
Affiliate Commission
$2 bishii kaliya — hel E-Books, tartamo, leaderboard, certificates iyo affiliate earnings.
Is Diiwaangeli Hadda